{"id":1060,"date":"2026-06-01T09:42:43","date_gmt":"2026-06-01T09:42:43","guid":{"rendered":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/?p=1060"},"modified":"2026-06-01T09:42:43","modified_gmt":"2026-06-01T09:42:43","slug":"madaxda-soomaaliya-oo-lagu-dhiiragaliyay-wada-hadal-iyo-is-xakamayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/madaxda-soomaaliya-oo-lagu-dhiiragaliyay-wada-hadal-iyo-is-xakamayn\/","title":{"rendered":"Madaxda Soomaaliya oo lagu dhiiragaliyay &#8221;Wada hadal iyo Is xakamayn&#8221;."},"content":{"rendered":"<p>Saaxiibada Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, iyagoo ugu baaqay dhammaan dhinacyada siyaasadda in ay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada si loo gaaro is-afgarad waara oo ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Bayaan wadajir ah oo ay soo saareen qaar ka mid ah saaxiibada caalamiga ah ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in si degdeg ah lagu heshiiyo qorshe doorasho oo waafaqsan danta shacabka Soomaaliyeed iyo geeddi-socod loo dhan yahay oo lagu yaqaan roadmap siyaasadeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqeynaa dhammaan dhinacyada inay dib u bilaabaan wadahadalka sida ugu dhakhsaha badan, si degdeg ahna u gaaraan isafgarad ku saabsan hannaanka doorashada (roadmap), iyadoo loo eegayo danta dadka Soomaaliyeed. Beesha caalamku waxay diyaar u tahay inay gacan ka geysato wadahadallada ay Soomaalidu hoggaaminayso, haddii la weydiisto,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/713991804_122125051317243803_2879518546204842821_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=-7owd2mAUNQQ7kNvwEPh0r2&amp;_nc_oc=AdqB6lbi_Yf_c4DXqq8sQC-MsI7Nt5Yx_lLVGiC3IM9FcoVGVz9Hs1CjaiayT3_d_pM&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;_nc_gid=YDiAuO0-AwMBKMMFU3uj6g&amp;_nc_ss=7b2a8&amp;oh=00_Af-j0e24KC1RzYGW_Tw4KmifLVkOuV1LuLpswHT8hSqNjQ&amp;oe=6A233146\" alt=\"May be an image of map and text\" \/><\/p>\n<p>Wakiillada caalamiga ah ayaa ku adkeeyay in Soomaaliya ay ku jirto waqti xasaasi ah, ayna muhiim tahay in danta dalka la hor mariyo, lana helo roadmap doorasho oo lagu heshiiyay si looga fogaado khilaaf siyaasadeed oo sii dheeraada.<\/p>\n<p>\u201cXilligan xasaasiga ah, waxaan ku dhiirrigelineynaa dhammaan madaxda Soomaaliyeed inay mudnaanta siiyaan danta qaranka, ayna ka fogaadaan ficil kasta oo keeni kara in ay sii korodho xiisaddu,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Dowladda Maraykanka ayaa sidoo kale ugu baaqday dhammaan dhinacyada Soomaaliya inay muujiyaan is-xakameyn, ayna ka fogaadaan tallaabooyin horseedi kara rabshado ama sii xumeyn kara xasilloonida dalka.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la xoojiyo wada-hadal iyo iskaashi, si loo taageero nabadda iyo xasilloonida guud ee Soomaaliya, isagoo xusay in xaaladda hadda taagan ay u baahan tahay dulqaad iyo masuuliyad siyaasadeed.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/711514070_122125054437243803_551713371591865898_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=goaI4lheJlAQ7kNvwE2ggpu&amp;_nc_oc=AdokIWpqgZQVVMaISb3V5T9M_ENhDGzQUCY4LiY4ripBjRIn4S61l9SENHhGF0BZVtE&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;_nc_gid=O1N5RIK9wn4S9cQIGOo66w&amp;_nc_ss=7b2a8&amp;oh=00_Af8oXAfoVnJWFhdPdzoEkTB57tQt9mZrYrJI8knYenKNbw&amp;oe=6A23314E\" alt=\"May be an image of text that says '\u1799\u17c1\u17b6 AN \u092a\u094d\u0948\u0917 MOEA #ecABBbc \u0e1a.\u0e23. Embassy Mogadishu, Somalia @US2SOMALIA The United States urges all stakeholders to exercise restraint and avoid actions that fuel violence or instability. We encourage all parties to commit to dialogue and cooperation in support of peace and stability across Somalia.'\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saaxiibada Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, iyagoo ugu baaqay dhammaan dhinacyada siyaasadda in ay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada si loo gaaro is-afgarad waara oo ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka. Bayaan wadajir ah oo ay soo saareen qaar ka mid ah saaxiibada caalamiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1061,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false,"footnotes":""},"categories":[23,25,19,13],"tags":[],"class_list":["post-1060","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-banaadir","category-jubaland","category-puntland","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1060"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1062,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1060\/revisions\/1062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}