{"id":138,"date":"2026-05-09T13:33:13","date_gmt":"2026-05-09T13:33:13","guid":{"rendered":"http:\/\/tdi_217_f79"},"modified":"2026-05-10T05:54:32","modified_gmt":"2026-05-10T05:54:32","slug":"mareykanka-ayaa-u-hambalyeeyay-madaxweyne-geelle-mar-kale-dib-loo-doortay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/mareykanka-ayaa-u-hambalyeeyay-madaxweyne-geelle-mar-kale-dib-loo-doortay\/","title":{"rendered":"Mareykanka ayaa u hambalyeeyay madaxweyne Geelle mar kale dib loo doortay"},"content":{"rendered":"\r\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dowladda Mareykanka ayaa u hambalyeysay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Munaasabadda 9-ka May oo ku beegan markii uu xilka la wareegay.<\/p>\r\n<p>Saraakiisha u metelaysay dawladda Maraykanka xafladan muhiimka ah waxaa ka mid ahaa sarkaalka sare ee xafiiska arrimaha siyaasadda iyo milatariga ee wasaaradda arrimaha dibadda Stan Brown; Safiirka Maraykanka ee Djibouti, Cynthia Kierscht; iyo Maj. Gen. Matthew Brown, oo ah taliyaha guud ee ciidamada isku dhafka ah ee Geeska Afrika.<\/p>\r\n<p>Iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya Maraykanka iyo Jabuuti ayaa bud-dhig u ahaa dadaalladayada wadajirka ah ee lagu horumarinayo amniga iyo horumarinta dhaqaalaha gobolka.<\/p>\r\n<p>Mareykanka ayaa rajeynaya inuu sii wado iskaashiga uu la leeyahay Jabuuti.<\/p>\r\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa u hambalyeysay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Munaasabadda 9-ka May oo ku beegan markii uu xilka la wareegay. Saraakiisha u metelaysay dawladda Maraykanka xafladan muhiimka ah waxaa ka mid ahaa sarkaalka sare ee xafiiska arrimaha siyaasadda iyo milatariga ee wasaaradda arrimaha dibadda Stan Brown; Safiirka Maraykanka ee Djibouti, Cynthia Kierscht; iyo Maj. Gen. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":741,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false,"footnotes":""},"categories":[13],"tags":[],"class_list":["post-138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":743,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138\/revisions\/743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/741"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/insidesomalia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}