Musharrax Saacid oo xalay Raysal Wasaare Xamze lakulmay ayaa lagu wadaa caawana inuu lakulmo Madaxweyne Xasan Shiikh.
Tani waa Booqasho Sharafeed, waxa ayna kusoo aadeysaa xilli maalmo kahor Musharrax Saacid uu Xamar kaga dhawaaqay Xisbi weyn oo NAGAAD lagu magacaabo.

