Xasan Sheekh oo sharaxay macdan muhiim ah oo Soomaaliya ku jirta.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sabtidii sheegay in dalka laga xaqiijiyay kaydka macdanta uranium-ka, lithium-ka iyo cobalt-ka, xilli dowladda Soomaaliya ay waddo dadaallo lagu soo jiidanayo maalgashi iyo horumarinta khayraadka...
Wararka
Ra'iga Faderalka
Bariga Dhexe

Imaaraadka Carabta oo wali saameyn ku leh Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dib markii xiriirkoodu xumaaday!

Ilo wareedyo ayaa tilmaamaya in Imaaraadka Carabta uu Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo dhiggiisa Jubaland Axmed Madoobe ku cadaadinayo inay ka soo qayb galaan shir-madaxeedka wadatashiga qaranka ee ka...

Codka aan la garan karin ee Abiye ee isla weynida

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa ka faa'iidaystay marti gelinta shirkii Midowga Afrika si uu barnaamijkiisa uga dhigo mid aad u weyn oo loogu talagalay himilooyinkiisa ballaarinta Geeska Afrika. Iyada...

Xasan Sheekh oo sharaxay macdan muhiim ah oo Soomaaliya ku jirta.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sabtidii sheegay in dalka laga xaqiijiyay kaydka macdanta uranium-ka, lithium-ka iyo cobalt-ka, xilli dowladda Soomaaliya ay waddo dadaallo lagu soo jiidanayo maalgashi iyo horumarinta khayraadka...

Cabdiraxmaan Cirro lagu sifeeyay Joe Biden-ka Africa.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay qaabkii uu uga jawaabay su’aalo muhiim ah intii uu ka qeybgalayay dood ka...

Safiirka Turkiga ee Muqdisho oo macsalaameeyay Soomaaliya.

Safiirkii Türkiye u fadhiyay Soomaaliya, Alper Aktaş, ayaa soo gabagabeeyay muddo-xileedkiisii Muqdisho, kaddib markii uu dalka ka howlgalayay tan iyo Maarso 2024. Aktaş ayaa...

Ku soo biir bulshadayada SUBSCRIBERS oo qayb ka noqo wada hadalka.

Si aad isu diiwaan geliso, si fudud u gali ciwaanka emailkaaga mareegahayaga ama guji badhanka rukunka ee hoose. Ha werwerin, waanu ixtiraamaynaa sirtaada, mana jabin doono sanduuqaaga. Macluumaadkaagu waa nabdoon.