insidesomalia.net
Caalamka
Xasan Sheekh oo sharaxay macdan muhiim ah oo Soomaaliya ku jirta.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sabtidii sheegay in dalka laga xaqiijiyay kaydka macdanta uranium-ka, lithium-ka iyo cobalt-ka, xilli dowladda Soomaaliya ay waddo dadaallo...
Caalamka
Cabdiraxmaan Cirro lagu sifeeyay Joe Biden-ka Africa.
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay qaabkii uu uga jawaabay su’aalo muhiim ah intii uu ka qeybgalayay dood ka...
Caalamka
Safiirka Turkiga ee Muqdisho oo macsalaameeyay Soomaaliya.
Safiirkii Türkiye u fadhiyay Soomaaliya, Alper Aktaş, ayaa soo gabagabeeyay muddo-xileedkiisii Muqdisho, kaddib markii uu dalka ka howlgalayay tan iyo Maarso 2024. Aktaş ayaa...
Caalamka
Ku dhowaad 7,000 ceel-biyood oo halis ugu jira fatahaadaha Deyrta
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan, ayaa sheegay in ku dhowaad 7,000 ceel-biyood oo ku yaalla hareeraha webiyada ay halis ugu jiraan...
Caalamka
Iiraan oo beenisay sheegashada Trump ee ku saabsan Marinka Hormuz
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada badda Mareykanku ay si buuxda gacanta ugu hayaan Marinka Hormuz, isagoo sheegay in Washington ay waddo...
Caalamka
Ukraine oo qabatay maxbuus Soomaali ah oo u dagaalamaayay Ruushka.
Nin Soomaali ah oo maxbuus dagaal ku ah Ukraine ayaa sheegay inuu ku biiray ciidamada Ruushka isagoo raadinayay nolol iyo mustaqbal ka wanaagsan kii...
Caalamka
Justin Davis oo Muqdisho ka tagayo isagoo su’aalo badan qaba!
Iyadoo Justin Davis uu soo gabagabeynayo muddo uu ahaa Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maraya xilli isbeddel weyn uu...
Caalamka
Maraykanka oo qorsheynaya saldhig milatari oo Boosaaso ah.
Dowladda Mareykanka ayaa qorsheynaysa inay ballaariso joogitaankeeda Puntland, iyadoo xafiiska ay ku leedahay garoonka diyaaradaha Boosaaso loo beddelayo xarun milatari oo laga fulin karo...
Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.
To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.

