Banaadir
Banaadir
Uganda oo ciidankeeda kala baxayso Soomaaliya.
Taliyaha Ciidamada Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisa uu dhammaan ciidamadiisa kala bixi doono Soomaaliya 1-da Agoosto 2027.
Kainerugaba ayaa qoraal uu 28-ka Agoosto 2026 ku daabacay...
Banaadir
Xildhibaanad Mareykan ah oo cambaareysay dagaalka Iiraan.
Yasmin Ansari, oo ah xildhibaanad ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa si adag u dhaleeceysay howlgalka milatari ee maamulka Madaxweyne Donald Trump ka wado...
Banaadir
Hindiya oo ka walaacsan heshiiska Soomaaliya iyo Pakistan.
Soomaaliya iyo Pakistan ayaa si weyn u xoojinaya xiriirkooda dhanka difaaca, kadib markii labada dal ay 4-tii Agoosto 2026 magaalada Islamabad ku kala saxiixdeen...
Banaadir
Muwaadin Yemeni ah oo lagu dilay gudaha masaajid ku yaalla Muqdisho.
Muwaadin Yemeni ah oo lagu magacaabo Fikri Hassan Al-Musbahi ayaa si xun loo tooreeyey xilli uu ku sugnaa gudaha masaajid ku yaalla magaalada Muqdisho, isagoo...
Banaadir
Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo muujinaya qorshaha Ankara ee ku aaddan ballaarinta doorkeeda Afrika
Warbixin cusub ayaa sheegtay in Turkiga uu si weyn u ballaarinayo doorkiisa militari, dhaqaale iyo istiraatiiji ee Afrika, iyadoo Soomaaliya loo arko xudunta ugu...
Banaadir
Muungaab oo ka dhigay Gobolka Banaadir ganacsi qoys leeyahay.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa wajahaya dhaliilo la xiriira magacaabisyo loo arko in ay u xaglinayaan xubno...
Banaadir
Madaxda Soomaaliya oo lagu dhiiragaliyay ”Wada hadal iyo Is xakamayn”.
Saaxiibada Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, iyagoo ugu baaqay dhammaan dhinacyada siyaasadda in ay...
Banaadir
Kobaca Tamarta Soomaaliya: Marxaladda Cusub ee Istaraatiijiyadda Türkiye ee Dhinacyo Badan leh.
Sanadihii u dambeeyay, joogitaanka Türkiye ee Soomaaliya ayaa si weyn u ballaartay. Inkastoo mashaariicda tamarta iyo hawlaha la xiriira hawada sare ay muuqdaan, aasaaska...
Banaadir
Soomaaliya oo soo saartay digniin ku socota muwaadiniinteeda ku sugan Koofur Africa.
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika ayaa soo saartay digniin amni oo ku socota muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi, kadib markii ay kordheen...
Banaadir
Villa Somalia oo soo gabangabaysay xulashada musharaxeeda doorashada Galmudug.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay si rasmi ah u go’aansatay in musharraxa xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Galmudug uu...
Banaadir
Soomaaliya ayaa gashay marxalad xasaasi ah xilli ay isi soo tarayaan baaqyada caalamiga ah
Soomaaliya ayaa gashay marxalad siyaasadeed cusub oo xasaasi ah, iyadoo khilaaf xooggan uu ka taagan yahay hannaanka doorashooyinka iyo muddo xileedka dowladda federaalka, taasoo...

