Markii Mareykanku 1-dii Luulyo ku wargeliyay Midowga Afrika inuusan sii maalgelin doonin Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), oo ah laf dhabarta saadka ee Hawlgalka Midowga Afrika ee...
Waxaan si degdeg ah uga falcelinnay, qalbiyadeenna waxaa ka buuxsamay caro iyo murugo. Dareen waddaniyadeed, mid diimeed iyo xamaasad qaran ayaa nagu kallifay inaan...
Qoraa iyo falanqeeye siyaasadeed oo lagu magacaabo Habtom Ghebrezghiabher ayaa maqaal dheer oo uu qoray ku sheegay in xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya...