Faderalka
Caalamka
Cabdiraxmaan Cirro lagu sifeeyay Joe Biden-ka Africa.
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay qaabkii uu uga jawaabay su’aalo muhiim ah intii uu ka qeybgalayay dood ka dhacday machadka Hudson Institute ee...
Banaadir
Uganda oo ciidankeeda kala baxayso Soomaaliya.
Taliyaha Ciidamada Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisa uu dhammaan ciidamadiisa kala bixi doono Soomaaliya 1-da Agoosto 2027.
Kainerugaba ayaa qoraal uu...
Banaadir
Xildhibaanad Mareykan ah oo cambaareysay dagaalka Iiraan.
Yasmin Ansari, oo ah xildhibaanad ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa si adag u dhaleeceysay howlgalka milatari ee maamulka Madaxweyne Donald Trump ka wado...
Banaadir
Hindiya oo ka walaacsan heshiiska Soomaaliya iyo Pakistan.
Soomaaliya iyo Pakistan ayaa si weyn u xoojinaya xiriirkooda dhanka difaaca, kadib markii labada dal ay 4-tii Agoosto 2026 magaalada Islamabad ku kala saxiixdeen...
Banaadir
Muwaadin Yemeni ah oo lagu dilay gudaha masaajid ku yaalla Muqdisho.
Muwaadin Yemeni ah oo lagu magacaabo Fikri Hassan Al-Musbahi ayaa si xun loo tooreeyey xilli uu ku sugnaa gudaha masaajid ku yaalla magaalada Muqdisho, isagoo...
Banaadir
Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo muujinaya qorshaha Ankara ee ku aaddan ballaarinta doorkeeda Afrika
Warbixin cusub ayaa sheegtay in Turkiga uu si weyn u ballaarinayo doorkiisa militari, dhaqaale iyo istiraatiiji ee Afrika, iyadoo Soomaaliya loo arko xudunta ugu...
Banaadir
Muungaab oo ka dhigay Gobolka Banaadir ganacsi qoys leeyahay.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa wajahaya dhaliilo la xiriira magacaabisyo loo arko in ay u xaglinayaan xubno...
Caalamka
Burcad Markab ku haysata xeebaha gobolka Bari oo soo bandhigay muuqaal argagax leh.
Muuqaal cusub oo lasoo bandhigay ayaa muujiyay xaaladda sii xumaaneysa ee shaqaalaha markabka MT Honour 25, kuwaas oo ay muddo ku dhow laba bilood...
Ra'iga
Maxay tahay sababta ay noogu dhiiratay Israel, maxaase nagu waajib ah? Dr. Abdurahman Baadiyow.
Waxaan si degdeg ah uga falcelinnay, qalbiyadeenna waxaa ka buuxsamay caro iyo murugo. Dareen waddaniyadeed, mid diimeed iyo xamaasad qaran ayaa nagu kallifay inaan...
Caalamka
Walaac cusub oo ka dhashay warbixin ku saabsan joogitaanka Israel ee Somaliland.
Israel ayaa saldhig sirdoon ka sameysatay Somaliland, sida ay sheegtay warbaahinta Mareykanka ee Drop Site News oo soo xiganeysa saraakiil Soomaali ah, mas'uuliyiin Somaliland...
Caalamka
Villa Somalia oo xalisay tabashadii Shariif Xasan iyo Cabdicasiis Jawaari.
Musharraxiinta Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Dr. Cabdicasiis Xasan Maxamed (Prof. Jawaari) ayaa oggolaaday in ay ka qayb galaan doorashada madaxtinimada Koonfur Galbeed, kaddib...

