Wararka
Caalamka
Pakistan oo Soomaaliya u soo dirtay wafdi si loo raadiyo xal lagu sii daayo muwaadiniin lagu haysto gudaha Soomaaliya.
Dowladda Pakistan ayaa wafdi diblomaasiyadeed ka soo dirtay dalka Jabuuti una soo dirtay Soomaaliya, iyadoo dadaal ugu jirta sidii loo xaqiijin lahaa sii deynta muwaadiniin Pakistani ah oo la...
Caalamka
Xuutiyiinta Yaman oo ka digay joogitaan kaste oo Israel ku yeelato Soomaaliya.
Hoggaamiye sare oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Ansaarullaah ee Yemen ayaa ka digay joogitaanka ciidamada Israa'iil ee ku sugan biyaha dhuleed ee Soomaaliya, isagoo sheegay...
Caalamka
Sharaxaad: Gaariga Ruto ku qaaday Xasan Sheekh Cagaf miyuu ahaa!
Madaxweynaha Kenya, William Ruto, iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu arkay iyagoo adeegsanaya gaari noociisu aad u gaar yahay oo qiimihiisu gaarayo...
Caalamka
Soomaaliya oo taageero ka heshay Bangiga Horumarinta Islaamka.
Soomaaliya iyo Kooxda Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB) ayaa Jimcihii kala saxiixday qaab-dhismeed iskaashi oo soconaya saddex sano, kaas oo hagaya maalgelin horumarineed oo dhan...
Caalamka
Burcad Markab ku haysata xeebaha gobolka Bari oo soo bandhigay muuqaal argagax leh.
Muuqaal cusub oo lasoo bandhigay ayaa muujiyay xaaladda sii xumaaneysa ee shaqaalaha markabka MT Honour 25, kuwaas oo ay muddo ku dhow laba bilood...
Ra'iga
Maxay tahay sababta ay noogu dhiiratay Israel, maxaase nagu waajib ah? Dr. Abdurahman Baadiyow.
Waxaan si degdeg ah uga falcelinnay, qalbiyadeenna waxaa ka buuxsamay caro iyo murugo. Dareen waddaniyadeed, mid diimeed iyo xamaasad qaran ayaa nagu kallifay inaan...
Caalamka
Walaac cusub oo ka dhashay warbixin ku saabsan joogitaanka Israel ee Somaliland.
Israel ayaa saldhig sirdoon ka sameysatay Somaliland, sida ay sheegtay warbaahinta Mareykanka ee Drop Site News oo soo xiganeysa saraakiil Soomaali ah, mas'uuliyiin Somaliland...
Caalamka
Pakistan iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay sii daynta badmaaxiin Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa khadka taleefanka kula yeeshay wada hadal Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna...
Caalamka
Waa kuma Ferhat Alkan Safiirka cusub ee Ankara u soo dirtay Soomaaliya?
Dowladda Turkiga ayaa u magacowday danjire Ferhat Alkan inuu noqdo safiirka cusub ee dalkaas u fadhiya Soomaaliya, iyadoo magacaabistan ay qeyb ka tahay isbeddel...
Caalamka
Villa Somalia oo xalisay tabashadii Shariif Xasan iyo Cabdicasiis Jawaari.
Musharraxiinta Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Dr. Cabdicasiis Xasan Maxamed (Prof. Jawaari) ayaa oggolaaday in ay ka qayb galaan doorashada madaxtinimada Koonfur Galbeed, kaddib...
Caalamka
Guddiga doorashada oo ka jawaabay cabasho ka timid musharixiinta la tartamaya Aadan Madoobe.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si degdeg ah uga jawaabay cabashooyin ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan...

