Somaliland

Cabdiraxmaan Cirro lagu sifeeyay Joe Biden-ka Africa.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay qaabkii uu uga jawaabay su’aalo muhiim ah intii uu ka qeybgalayay dood ka dhacday machadka Hudson Institute ee...

Maxay tahay sababta ay noogu dhiiratay Israel, maxaase nagu waajib ah? Dr. Abdurahman Baadiyow.

Waxaan si degdeg ah uga falcelinnay, qalbiyadeenna waxaa ka buuxsamay caro iyo murugo. Dareen waddaniyadeed, mid diimeed iyo xamaasad qaran ayaa nagu kallifay inaan...

Walaac cusub oo ka dhashay warbixin ku saabsan joogitaanka Israel ee Somaliland.

Israel ayaa saldhig sirdoon ka sameysatay Somaliland, sida ay sheegtay warbaahinta Mareykanka ee Drop Site News oo soo xiganeysa saraakiil Soomaali ah, mas'uuliyiin Somaliland...

Soomaaliya oo sheegtay in ay awood milatari ku soo celinayso Somaliland.

Wakiilka rasmiga ah ee Soomaaliya u fadhiya Midowga Afrika, sidoo kalena ah safiirka Soomaaliya ee Itoobiya, Cabdullaahi Maxamed Warfaa, ayaa sheegay in ciidamada qalabka...

Israel miyaa Iran ka weerartay gudaha Soomaaliya?

Israel ayaa ciidamo gaar ah geysay Somaliland intii uu socday dagaalkii ay la gashay Iran, sida lagu qoray warbixin ay Jimcihii daabacday CNN. Warbixinta...

Arrinta Somaliland oo ka baxday gacmaha Soomaalida waxaana ku hardamaya quwado shisheeye.

Qoraa iyo falanqeeye siyaasadeed oo lagu magacaabo Habtom Ghebrezghiabher ayaa maqaal dheer oo uu qoray ku sheegay in xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya...

Soomaaliya ayaa gashay marxalad xasaasi ah xilli ay isi soo tarayaan baaqyada caalamiga ah

Soomaaliya ayaa gashay marxalad siyaasadeed cusub oo xasaasi ah, iyadoo khilaaf xooggan uu ka taagan yahay hannaanka doorashooyinka iyo muddo xileedka dowladda federaalka, taasoo...

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ku gudoomay safiirkii ugu horeeyay Somaliland 36 sano ka dib.

Madaxweynaha Israel Isaac Herzog ayaa maanta si rasmi ah u qaabilay wakiilka Somaliland ee Israel, Maxamed Xaaji, oo u gudbiyay warqadihiisa aqoonsiga, munaasabad ka...

Somaliland oo maanta u dabaal dagaysa xuska 18 May.

Somaliland ayaa maanta si weyn uga dabaaldegaysa munaasabadda 18-ka May, oo ku beegan sanad-guuradii kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday inay dib ula soo...