Puntland

Burcad Markab ku haysata xeebaha gobolka Bari oo soo bandhigay muuqaal argagax leh.

Muuqaal cusub oo lasoo bandhigay ayaa muujiyay xaaladda sii xumaaneysa ee shaqaalaha markabka MT Honour 25, kuwaas oo ay muddo ku dhow laba bilood gacanta ku hayeen burcad-badeed Soomaali...

Madaxda Soomaaliya oo lagu dhiiragaliyay ”Wada hadal iyo Is xakamayn”.

Saaxiibada Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, iyagoo ugu baaqay dhammaan dhinacyada siyaasadda in ay...

Puntland oo xoojisay dagaalka Daacish xilli laga cabsi qabo in kooxdu dib isu abaabulayso.

Ciidamada Amniga Puntland ayaa sare u qaaday howlgallada ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka howlgasha buuraha waqooyiga Soomaaliya, kadib markii ay soo baxeen...

Puntland oo digniin ka soo saartay khatarta cudurka Ebola ee Africa ku faafaya.

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa soo saartay digniin caafimaad oo ku saabsan khatarta cudurka Ebola, kadib markii Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ay sheegtay in xaaladaha...

Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo tagaya Garowe si xal looga gaaro khilaafka doorashada.

Qaar kamid ah wakiilada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inay safar siyaasadeed ku tagaan magaalada Garoowe, halkaas oo ay...

Soomaaliya ayaa gashay marxalad xasaasi ah xilli ay isi soo tarayaan baaqyada caalamiga ah

Soomaaliya ayaa gashay marxalad siyaasadeed cusub oo xasaasi ah, iyadoo khilaaf xooggan uu ka taagan yahay hannaanka doorashooyinka iyo muddo xileedka dowladda federaalka, taasoo...

Puntland oo Morocco ku wareejisay 6 xubnood oo Daacish ah.

Lix muwaadiniin u dhashay dalka Morocco oo hore loogu xiray gudaha Somalia ayaa dib ugu laabtay dalkooda kadib in ka badan laba sano oo...