Saturday, April 11, 2026
29.9 C
Mogadishu

Milatariga Suudaan oo Duqeyn Cirka ah la Beegsaday Diyaarad Imaaraad Leedahay oo Siday Maleeshiyaad Kolombiyaan ah

Share

Ciidanka milatariga Suudaan ayaa ku dhawaaqay in ay fuliyeen duqeyn cirka ah oo lala beegsaday diyaarad laga leeyahay Imaaraadka Carabta xilli ay kusoo degaysay magaalada istiraatiijiga ah ee Nyala oo ku taalla gobolka Darfur. Sida ay baahisay telefishinka qaranka, diyaaradda ayaa siday tobannaan maleeshiyaad ah oo u dhashay dalka Kolombiya.
RSF iyo Imaaraadku wali kama hadlin warkaan.
insidesomalia.net

Read More

Smiliar to