Saturday, April 11, 2026
28.2 C
Mogadishu

Muqdisho: Magaalo Adkaysi Leh oo Ka Soo Kabsanaysa Burburka iyo Barakaca

Share

Muqdisho oo lagu xasuusto gubasho, garaac, dagaal, burbur, barakac iyo baahi. Maanta marka kor laga fiiriyo aad ayay u ifaysaa, Muqdisho waxay muujinaysaa adkaysi—magaalo dhaawacan balse aan dumin, dad jabay balse aan kufin.
Maanta oo dowladu ku amaanantahay masuuliyada ay iska saartay amnigeeda. Waxa ay u baahantahay in DFS iyo gobolka Banaadir ay shaqo adag ka qabtaan wadooyinka, qaab dhismeedka magaalada, biyamareenada iyo Iftiiminta.
Tilaabta maanta la qaado ayaa noqon doonta isbeddel taariikhi ah ama fursad la dayacay?
insidesomalia.net

Read More

Smiliar to