Thursday, April 30, 2026
28.1 C
Mogadishu

Musharrax Saacid oo Xalay La Kulmay Ra’iisul Wasaare Xamze, Kulanka Madaxweynaha Xasan Sheekhna La Filayo

Share

Musharrax Saacid oo xalay Raysal Wasaare Xamze lakulmay ayaa lagu wadaa caawana inuu lakulmo Madaxweyne Xasan Shiikh.
Tani waa Booqasho Sharafeed, waxa ayna kusoo aadeysaa xilli maalmo kahor Musharrax Saacid uu Xamar kaga dhawaaqay Xisbi weyn oo NAGAAD lagu magacaabo.
insidesomalia.net

Read More

Smiliar to