Dowladda Soomaaliya ayaa maanta 30 sarkaal oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka tababar sare ugu dirtay dalka Shiinaha. Waa tiradii ugu badneed ee hal mar ah Shiimaha loo diro tan iyo burburkii dowladii milatariga.
“Somalia Oo 30 Sarkaal Xoogga Dalka Ah Tababar Ugu Dirtay Shiinaha – Tiradii Ugu Badneyd Tan Iyo 1991”
Share
Read More

