Friday, April 10, 2026
30.9 C
Mogadishu

Soomaaliya oo Si Adag u Diiday Hadalka Ra’iisul Wasaaraha Israel ee Ku Saabsan Barakicinta Shacabka Falastiin

Share

Dowladda Soomaaliya si adag u diiday hadalkii Ra’iisul wasaaraha Israel ee ahaa in shacabka Falastiin loo raro dalka Sucuudiga halkaasna laga dhiso maamul u gaar ah.
“Dowladda Soomaaliya waxay sidoo kale si adag u diiday qorshayaal kasta oo lagu barakicinayo dadka Falastiiniyiinta, taasoo ah xadgudub weyn oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah iyo xuquuqda aadanaha, waxayna ku baaqeysaa dadaallo lagu xaqiijinayo nabad waarta iyo cadaalad oo ka hana qaada gobolka”.
insidesomalia.net

Read More

Smiliar to