Saturday, April 11, 2026
28.2 C
Mogadishu

Istanbul: Madasha Xisbiyada Qaranka oo Ku Wada Jira Dhisidda Xisbi Weyn oo Mid ah

Share

IStanbul oo lagu Dhisayo Xisbi baaxad leh .
Madasha Xisbiyada Qaranka oo Maalmahan Shir Albaabada u xiranyahay uga socda Magaalada Istanbul Turkey Ayaa isla gartay in lahelo Hal Xisbi ay ku Mideesanyihin Dhamaan Xisbiyada Ka tirsan Madasha.
Xisbiga Cusub iyo Musharaxooda Ayaa la rajenayaa Dhawaan in la Shaaciyo.
Sidoo kale Waxaa la rajenayaa in gunaanadka Shirka laga soo saaro War Saxaafadeed looga hadlayo Xaalada Dalka Marayo.
insidesomalia.net

Read More

Smiliar to