Saturday, October 18, 2025
25.5 C
Mogadishu

Diyaaradaha Qumaatiga u Kaca ee Itoobiya oo Mar Kale Dul Heehaabay Baladxaawo, Wasaaradda Amniga oo Eedeysay Jubbaland

Share

Diyaaradaha Qumaatiga u kaca ee Milatariga Itoobiya ayaa saakay Mar kale ku soo laabtay magaaladda Baladxaawo waxaana la arkay iyagoo dul heehaabaya saldhiga Milatariga ee Xero UK.
Wasaaradda amniga Soomaaliya badalkii ay ka hadli leheed ficilada ciidanka Itoobiya waxa ay eeda dusha u saartay madaxda Jubbaland ee gobolkaasi ku sugan.
insidesomalia.net

Aqri kuwa kale

La Xiriira