Tuesday, October 7, 2025
24.8 C
Mogadishu

Kala Qaybsanaanta Waqooyiga: Somaliland vs. SSC

Share

Qariirada 1aad waa inta Somaliland Sheegato. Mida labaad waxaa calaamaysan inta gacanta ugu jirta SSC. Tusaale Buuhuudle waxaa maamula SSC halka Ceerigaabo oo gacanta hayso Somaliland ay tahay xudunta colaada laba dhinac oo hada u baahan xalin.
Waxa u muuqda kala bar waqooyiga waxaa gacanta ku haaya SSC.
insidesomalia.net

Aqri kuwa kale

La Xiriira